Sırta Guusha: Qof Hanyar Mahano Qaado indir

Isbn 10: 6059681840

Isbn 13: 978-6059681841

Hassan Mudane Sırta Guusha: Qof Hanyar Mahano Qaado djvu

itibaren

Bir format seçin:

zip 10.3 Mb indir
rar 5.4 Mb indir
epub 9.7 Mb indir
odf 10.4 Mb indir
djvu 5.5 Mb indir
pdf 9.9 Mb indir

Kitap açıklaması

Hadii aad doonayso inaad la duusho shimbirka Hawada sare maraya waqti badan yuusan kaaga lumin digaaga dhulka hoose socda. Ma doonaysaa inaad barato sida loo guulaysto? Hadii ay jawaabtaadu tahay haa ogow Buuggaan waa buuggaagii waana bare ku haboon sidii aad ku baran lahayd guusha, waa jiheeye ku tusiya waddada guusha, waa marjac aad u laaban karto mar waliba aad u baahato inaad wax ka ogaato guusha. Bal isweydii suurtagal ma tahay inaad iska guulaysato adigoo aadan baran sida loo guulaysto? Ma kula tahay guusha inay iska timaado bilaa sabab la’aan? Ma umalaynaysaa inaad guulaysan karto adigoo aadan guusha u halgamin? Ma kula tahay in guusha xaglo laabadan lagu gaaro? Miyey kula tahay inay guusha fadhiga kuugu imaan doonto? Maya sidaas ha ku fikirin waayo guusha markaad dalbato durbadiiba iskama timaadee sababo isbiirsaday ayay ku timaadaa marka baro sababhaas si aad u hesho sirta guusha! Buuggaan wuxuu farta kuugu fiiqi doonaa habkii aad ku ugaarsan lahayd guusha aad dalbanayso, wuxuu taabanaya oo kaaga sheekaynayaa sidii aad u guulaysan lahayd, hormar u gaari lahayd, yoolkaaga u xaqiijin lahayd adigoo adeegsan doona qaaciddada guusha. Buuggaan Sirta Guusha waxaa saldhig u ah labo shuruuc oo kala ah: 1. Inaad hesho xog muhiim ah oo laxiriira guusha 2. Dhaqan gelinta xogtaas adigoo adeegsanaya qaaciddada guusha

yazar :Hassan Mudane
Isbn 10 :6059681840
Isbn 13 :978-6059681841
Sayfa sayısı :112 sayfa
yayınevi :Karbon Kitaplar
Tarafından gönderildi Sırta Guusha: Qof Hanyar Mahano Qaado:1 Ocak 2016